C/kariin Guuleed oo ka hadlay dagaalada ka soo cusboonaday gobolka Mudug

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaal beeleedyada mar kale ka soo cusboonaaday degaano ka tirsan gobolka Mudug. Guuleed ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee colaadu u dhexeyso iney dagaalka joojiyaan wixii khilaafaad ah ee jirana wadahadal iyo walaalnimo ku dhameystaan. “Waxaa mar labaad baaq nabadeed u … Continue reading C/kariin Guuleed oo ka hadlay dagaalada ka soo cusboonaday gobolka Mudug